Juventus oo soo bandhigtay naqshadda hoteel 4-xiddigood ah oo casri ah + Sawirro

(Torino) 21 Maarso 2018 – Kooxda Juventus ayaa soo bandhigtay naqshadda hoteel qurux badan oo ay ka dhisanayso agagaarka Continassa.

Hoteelkan oo ah nooca dabaqad ahaan loo yaqaanno Afar-Xidigoodka ayaa kasoo muuqan doona meel aan u dheerayn garoonka ay kooxdaasi ku dheesho ee Allianz Stadium.

Wuxuu ku fariisan doonaa dhul ballaciisu gaarayo 11,200 mitir oo dhan waliba ah, isagoo ka koobnaan doona 138 qol, meelo cuntada loogu diyaariyo hoteelka, hoolalka lagu shiro, SPA iyo meelaha gawaarida la dhigto.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close