Day: March 21, 2018
-
Bannaanka Garoonka
MA JIRTAA MEEL AY KUWAN KU KALA HARAAN? Ronaldo oo doonaya in uu ISLA SIMO Messi kahor inta uusan?
(Madrid) 21 Mar 2018. Wararka ka soo baxaya Spain ayaa sheegaya in Cristinao Ronaldo ka daldan doono mushaar focal caqli ah…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
NIN AAN AARSAN UURKII HOOYADII! Waxa sababay dhibta uu Mourinho ku hayo Jose Mourinho oo daaha laga rogay
(London) 21 Mar 2018. Tababaraha Manchester United Jose Mourinho iyo dadabkiisa biddix Luke Shaw waxa ay luqmaha iskula jireen in…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CALOOL XUMO: Alexis Sanchez oo xaalad adag kala kulmaya nolosha Manchester United, iska daa in uu la sheekeyso ciyaaryahanada xittaa waxba lama ……??
(Manchester) 21 Mar 2018. Daily Mail waxa ay warineysaa xog ay ka heshay ilo wareed aan la magacaabin in ay sheegayaan…
Read More » -
Ameerika
WAA KU CAQLIGAAS: Ronaldo oo Daaha ka rogay Sirta ka dambeysa sida Foosha xun uu TINTA ugu xiirtay koobkii adduunka ee 2002!!
(Brazil) 21 Maarso 2018. Qofkasta oo daawaday koobkii adduunka ee 2002 uu ku guuleystay xulka Brazil wuxuu si wayn u…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SHIRKAD DAAFACADA SAALAX KA HORIMAANAYA BAD BAADO UGA BAAHAN! Gool kasta oo uu dhaliyo Saalax wixii hadda ka dambeeya SHIRKADDAN waxa ay khasaari doontaa 140 million ! Ogow sababta!
(Cairo) 21 Mar 2018. Gool kasta oo uu Maxamed Saalax dhaliyo wixii hadda ka dambeeya waxa uu ka qasaarin doonaa shirkadda…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Dartaa Ayaan ugu hadlaa Luqada Spanishka.”. Aubameyang oo Instagram soo dhigay Fariin Damqasho leh kaddib markii uu Ayeeyadii Dhunkaday Dhunkashadii ugu dambeysay Adduunka!!
(Europe) 21 Maarso 2018. Weeraryahanka cusub ee Arsenal Pierre-Emerick Aubameyang ayaa Nasiib u yeeshay inuu Dhunkado Ayeeyadiisa safarkeedii ugu dambeeyay…
Read More » -
Soomaaliya
DEG DEG: Gaadiidka oo ka soo kacday booska ugu hooseeya ee Somalia Premier League
(Muqdisho) 21 Maarso 2018. Gaadiidka ayaa galabta guul ay baahi wayn u qabtay ka gaartay Madbacadda oo ay ku martay 2-0.…
Read More » -
England
Joachim Low oo is hortaagaya in Hazard uu ku biiro Real Madrid (Sidee?)
(Madrid) 21 Maarso 2018 Tababaraha xulka qaranka Jarmalka ee Joachim Low ayaa is hortaagaya in Eden Hazard uu ku biiro kooxda Real…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Juventus oo soo bandhigtay naqshadda hoteel 4-xiddigood ah oo casri ah + Sawirro
(Torino) 21 Maarso 2018 – Kooxda Juventus ayaa soo bandhigtay naqshadda hoteel qurux badan oo ay ka dhisanayso agagaarka Continassa.…
Read More » -
Afrika
Yaya Toure oo la la’yahay meel uu Cirib iyo Jaan dhigay!!…..(Xiriirka Ivory Coast oo…)
(Abidjan) 21 Maarso 2018. Xiriirka kubbada cagta Ivory Costa (FIF) ayaa talaadadii shaaca ka rogay inaysan war iyo wacaal u…
Read More »