XULKA YURUB: 11-ka xiddig ee todobaadkan ugu xariifsanaa 5-ta horyaal ee ugu adag Yurub

(Nyon) 20 Maarso 2018 – Waxaa todobaadkan la ciyaaray kulamo xiiso badan oo ka tirsan horyaallada kala duwan ee qaaraddan Yurub, sida Spain, Ingiriiska, Talyaaniga IWM.

Xiddigo kala duwan ayaa todobaadkan wacdaro ka dhigay garoomada kala geddisan ee ku kala yaalla 5-ta dal ee laga dheelo horyaallada ugu xiisaha badan qaaradda gabowdey ee Yurub.

Haddaba, waxaanu idiin haynaa xulkii todobaadkan ugu xariifsanaa garoomadaasi kala duwan ee hoos ka eeg shaxda oo dhamaystiran, laacib kasta iyo kooxda uu u safto.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close