SAWIRRO: Lionel Messi iyo Xertiisa oo Tababar ku sameynaya Garoonka Manchester City ka hor kulankooda…

(Manchester) 20 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Manchester isagoona xulkiisa Argentina kula soo biiray tababarka ay ku sameynayaan garoonka kooxda Manchester City.

Xulka Argentina ayaa isku diyaarinaya ciyaarta saaxiibtinimo ay habeenka Jimcaha Etihad Stadium kula yeelan doonaan xulka Talyaaniga.

Haddaba Daawo Messi iyo xertiisa oo tababarka ku jirta:

Lionel Messi trains with the Argentina ahead of their friendly against Italy on Friday

Messi took part in training at Manchester City's training ground on Tuesday afternoon

Messi will play in the friendlies against Italy and Spain, which comes next Tuesday

Messi jokes with his Argentina team-mates after arriving in Manchester on Tuesday

Messi is gearing up for the World Cup in Russia after another successful season with Barcelona

He was in a relaxed mood and will be keen help his side produce a convincing win on Friday

Jorge Sampaoli's side play Italy in Manchester on Friday before playing Spain in Madrid

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close