Funaanadda 2-aad ee xulalka ka qaybgelaya KA2018 oo lasoo bandhigay + Sawirro

(Moscow) 20 Maarso 2018 – Waxaa dabcan xagaagan aad loo wada sugayaa Koobka Adduunka oo 4-tii sanaba mar la qabto, kaasoo ay aad u eegayso bahda isboortiga oo sugi la’ ciyaarahan oo sanadkan lagu qabanayo Ruushka.

Haddaba, sharikadda reer Jarman ee Adidas ayaa soo bandhigtay naqshadda funaanadaha dookha 2-aad ee ay ku dheelayaan xulalka ay sharikaddaasi qalabayso.

Waxaannu haddaba idiin haynaa qaar ka mid ah laacibiinta kubadda cagta caalamka oo xiran funaanadda 2-aad ee ay xulalkoodu xagaagan kusoo geli doonaan garoomada kubadda cagta ee hoos kaga bogo.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close