ARGENTINA VS ITALY: Shaxda & safafka laga yaabo inay Jimcaha kusoo galaan!

(Manchester) 20 Maarso 2018 – Xulka Argentina oo isu diyaarinaya ciyaarta adag ee ay Jimcaha la yeelanayaan Talyaaniga, ayaa tijaabiyay shaxda ay kulankaasi ku wajihi karaan, kaasoo ay xiddigaha safan ku jiri karaan Lucas Biglia, Gonzalo Higuain iyo Lionel Messi.

Macallinka Jorge Sampaoli ayaa isu diyaarinaya ciyaartaas oo ku qabsoomaysa Manchester, waxaana ka maqan Sergio Aguero oo jilibka ka dhaawacan, sidaa darteed waxaa fursad helaya hujuumka Juventus ee Higuain.

Haddaba hoos ka eeg shaxda laga yaabo ee labada xul…

Argentina (suurtagal): Romero; Mercado, Fazio, Otamendi, Tagliafico; Paredes, Biglia; Meza, Messi, Di Maria; Higuain

Italy (suurtagal): Buffon; Florenzi, Bonucci, Rugani (Ogbonna), Spinazzola (Darmian); Jorginho (Parolo), Verratti, Bonaventura (Pellegrini); Chiesa (Candreva), Immobile, Insigne

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close