Day: March 19, 2018
-
England
AQRI TIRO KOOB LA SOO SAARAY: Maxamed Saalax ayaa ka fiican Lionel Messi!!!
(Europe) 19 Maarso 2018. Tababare Jurgen Klopp ayaa daaha ka rogay in Maxamed Saalax uu soo hayo wadadii Lionel Messi…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Warar ka soo baxaya Spain ayaa sheegaya in Lionel Messi aad uga xanaaqsan yahay TALLAABADAN uu u arko dhabar ka toogasho – Waa arin quseysa Ronaldo….
(Catalonia) 19 Mar 2018. Waxaa lagu soo warramayaa in Lionel Messi aad uga carreysan yahay suurtagalnimada ah in Neymar uu u…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Verratti oo banaanka soo dhigay CEEBAHA Messi ee aan lagu ciqaabin
(Paris) 19 Mar 2018. Dabcan waxaa na idha tiray ashqaraarnimada Lionel Messi oo waxaan iska ilownaa marar badan oo uu xadka…
Read More » -
England
Cristiano Ronaldo oo u sheegay Real Madrid in Maxamed Saalax…….
(Spain) 19 Maarso 2018. Maxamed Saalax ayaa la joojin la’yahay tan iyo sidii uu dib ugu soo laabtay Premier League…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
MAXAA KA XANUUN BADAN: Messi oo DABOOLKA ka qaaday markii ugu dambeysay ee uu OOYO in ay ahayd markii wiilkiisa Mateo uu………..?)
(Catalonia) 19 Mar 2018. Ashqaraarka Barcelona Lionel Messi waa nin qoys oo hadda leh saddex wiil xilli ay dhaxdo haweeney ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WAA YAABE HORE MA LOO ARKAY TAAGEEREYAAL SIDAN U NECEB LAACIB U CIYAARA!? Daawo muuqaal ay jamaahiirta Chelsea ka sameeyeen Bakayoko!
(London) 19 Mar 2019. Tiémoué Bakayoko aad ayaa sida muuqata looga neceb yahay Stamford Bridge – laacibka reer France waxa uu lumiyey…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Mario Baloteli oo wax aan laga fileyn ka sheegay Luis Suarez!
(Nice) 19 Mar 2018. Laacibka Italy iyo Nice dhawaan wareysi uu bixiyey waxa uu ku amaanay Luis Suarez. Kaddib kulankii ay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Paul Pogba oo la kulmay laacibkii Man United sida xun uga cirib tiray Champions League-ga……Sidan ayey wax u dheceen!
(Paris) 19 Mar 2018. Paul Pogba waxa uu fool ka fool ula kulmay Wissam Ben Yedder maalmo yar uun kaddib markii…
Read More » -
Soomaaliya
DED DEG: Dekadda oo Xasuuqday Batroolka….(Feysal oo Saddexleey ka kacay)
(Muqdisho) 19 Maarso 2018. Dekadda ayaa galabta bur bursatay Batroolka oo ay kaga adkaatay 5-0. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa…
Read More » -
England
Xiddig muhiim u ah Real Madrid oo niyad jabiyay kooxaha ugu wayn ingiriiska
(Madrid) 19 Maarso 2018 Mid kamid ah ciyaartoyda ugu muhiim san xiliciyaareed kaan kooxda Real Madrid ayaa niyad jabiyay kooxo dhawr…
Read More »