YAA YIRI MA WADA CIYAARI KARAAN? Sida Messi iyo Ronaldo oo hal naadi isla jooga u wada ciyaari karaan! Aqri oo aragtidaada nala wadaag….

(London) 18 Mar 2018. Badi dadka waxa ay qabaan in Ashqaraarada kubadda cagta Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo aysan hal koox u wada dheeli karin.

Hadaba, sidaas ma aha! Wax walba waa macquul waa haddii la’isku dayo dayo.

HOOS KA EEG SADDEX MARXALADOOD OO AY LABADA ASHQARAAR KUWADA DHEELI KARAAN!

KIISKA KOWAAD….

  1. Messi iyo Ronaldo oo labada garab ka kala dheelaya

 

KIISKA LABAAD.

2.Messi iyo Ronaldo oo laba weerar ah (Shax 4-4-2).

KIISKA SADDEXAAD

3.Messi oo noobe faalsa ah iyo Ronaldo oo weeraryahanka dhexe ah

Rigoore: Ronaldo

Bulusyoon: Lionel Messi

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close