Kooxaha Chelsea iyo Leicester City oo HAL RIKOODH ka wada sameeyey FA Cup-ka caawa!

(London) 18 Mar 2018. Kooxaha Leicester and Chelsea ayaa taariikh cusub ka sameeyey FA Cup-ka kaddib markii ay isla gaareen waqtiga dheeriga ah (Extra Time).

Waa markii ugu horreeysay ee sooyaalka tartankan faca weyn ee sideed dhammaadkiisa la ciyaaro 90-ka daqiiqii wax ka dambeeya.

FA –ga ayaa u bedelay sideed dhammaadka tartanka sida afar dhammaadka iyo fiiaalaha in lagu kala baxo isla maalinta hore oo aan la aadin sidii hore loogu yaqaanay kulan celis ah.

Jamie Vardy ayaa bar bareeyey gool uu Chelsea u dhaliey Alvaro Marora waxa ayna ku soo dhammaatay 1-1 waqtigii caadiga ahaa.

 

 

 

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close