DAAWO: Lionel Messi oo sameeyey wax aan qofna fileyn kaddib markii uu gool ka dhaliyey Athletic Bilbao caawa!

(Catalonia) 18 Mar 2018. Ashqaraarka Barcelona Lionel Messi ayaa caawa ka yaabsaday taageereyaasha Camp Nou kaddib markii uu la soo shirtagay dabaal dag aan caadi ahayn!

Xiddigga Barca waxa uu kulanka goolkii labaad ee Barca dhaliyey daqiiqaddii 39-aad ee qeybtii hore balse waxaa goolkiisa ka soo jiidasho badnaa dabaal daggiisii!

Xiddigga inta uu istaagay oo uu faraha labada jiho ee garbihiisa ku fiiq fiiqay ayuu is ruxay!

BAL NALA DAAWO!

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close