Day: March 18, 2018
-
Bannaanka Garoonka
“Lalabo iyo SHUBAN ayaan maaro isaga waayay, marna Ciyaaraha Ayaan ka fariisan gaaray kaddib…”.-Kabtanka Arsenal oo daaha ka rogay Dhacdooyin Xanuun badan isagoo waliba ilmeenaya
(London) 18 Maarso 2018. Geesiga Arsenal Per Mertesacker ayaa Oohin Jabsaday mar uu ka sheekeenayay inuu ku sigtay inuu ciyaaraha…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo kulankii caawa ee Athletic Bilbao ka hor u sheegay xiddigaha Barcelona in….
(Spain) 18 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa shabaqa tagay kulankii ay dhawaan Barcelona 2-0 uga adkaatay naadiga Athletic-Bilbao. Camaaliqada Spain…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Napoli vs Genoa 1-0 (Napoli oo Juve kubbaaraynaysa markale)
Napoli: Reina; Hysaj, Albiol, Koulibaly, Mario Rui; Allan, Jorginho, Hamsik; Callejon, Mertens, Insigne Genoa: Perin; Biraschi, Spolli, Zukanovic; Rosi, Lazovic,…
Read More » -
toos
-
England
DEG DEG: Isku aadka Semi Final ka FA Cup oo la sameeyay…(Man United oo qoorta loo galiyay…
(England) 18 Maarso 2018. Waxaa la soo saaray isku aadka Semi Final ka ama afar dhammaadka tartanka ugu qadiimsan England…
Read More » -
England
Chelsea oo u soo baxday Semi Final ka FA Cup…+SAWIRRO
(England) 18 Maarso 2018. Chelsea ayaa u soo baxday Semi Final ka FA Cup kaddib markii ay 2-1 uga adkaatay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
YAA YIRI MA WADA CIYAARI KARAAN? Sida Messi iyo Ronaldo oo hal naadi isla jooga u wada ciyaari karaan! Aqri oo aragtidaada nala wadaag….
(London) 18 Mar 2018. Badi dadka waxa ay qabaan in Ashqaraarada kubadda cagta Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo aysan hal koox…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO: Lionel Messi oo sameeyey wax aan qofna fileyn kaddib markii uu gool ka dhaliyey Athletic Bilbao caawa!
(Catalonia) 18 Mar 2018. Ashqaraarka Barcelona Lionel Messi ayaa caawa ka yaabsaday taageereyaasha Camp Nou kaddib markii uu la soo shirtagay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxaha Chelsea iyo Leicester City oo HAL RIKOODH ka wada sameeyey FA Cup-ka caawa!
(London) 18 Mar 2018. Kooxaha Leicester and Chelsea ayaa taariikh cusub ka sameeyey FA Cup-ka kaddib markii ay isla gaareen waqtiga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Mid kamid ah culumada ugu wayn dalka Sucuudiga oo FARIIN u soo diray Mohamed Salah (Muxuu ku yiri?)
(Riyadh) 18 Maarso 2018 Shiikh Caa’id Al-Qarni ayaa fariin u soo diray weerar yahanka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah kaas oo…
Read More »