Xilliga la ciyaarayo kulankii baaqday ee Derby della Madonnina oo lagu dhawaaqay.

(Roma) 17 Maarso 2018 – Kulankii Derby della Madonnina ee labada Milanese ee Milan iyo Inter iyo kulamadii kale ee baaqday todobaadkii 27-aad ayaa lagu dhawaaqay in la dheeli doonaa 3-4-ta Abriil.

Kulamadan oo qabsoomi lahaa 4-tii Maarso ayaa dib loo dhigay kaddib dhimashadii degdegta ahayd ee kabtankii Fiorentina ee Davide Astori, waxaana haatan loo muddeeyay Talaado iyo Arboco oo ku kala beegan 3-4 bisha Abriil ee soo aaddan.

Kulamadan ayaa loosoo hormariyay si fursad loo siiyo kooxaha ka qayb gelaya Champions League.

Todobaadka 27-aad

Talaado Abriil 3

Atalanta-Sampdoria (17.30)

Genoa-Cagliari (17.30)

Udinese-Fiorentina (17.30)

Arboco Abriil 4

Benevento-Verona (16.00)

Chievo-Sassuolo (17.30)

Torino-Crotone (17.30)

Milan-Inter (17.30)

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close