SAWIRRO: Jose Mourinho iyo xiddigihiisa oo soo gaaray Hotelkooda kahor kulanka caawa ee Brighton

(Mancehster) 17 Mar 2018. Jose Mourinho iyo ciyaaryahanadiisa ayaa soo gaaray Hoteelka Lowry oo ay ku nastaan ciyaarta kahor.

United ayaa la dheeli doonta Brighton FA Cup-ka wareegiisa sideed dhammaadka.

Red Devils waxaa talaadadii laga soo reebay Champions League-ga kaddib markii ay 2-1 uga badisay Sevilla.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close