Day: March 17, 2018
-
England
WOOOOW: 4-gool iyo hal Caawin, Maxamed Saalax oo noqday laacibkii ugu Horreeyay TAARIIKHDA oo…
(England) 17 Maarso 2018. Maxamed Saalax ayaa caawa dhigay wacdaro aan innaba caadi ahayn kaddib markii uu dhaliyay afar gool…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kadib 4-tii gool ee Caawa uu dhaliyay Salah, Mid kamid ah taageerayaasha Liverpool oo islaamay
(Liverpool) 17 Maarso 2018 Mohamed Salah ayaa caawa sabab u noqday ilaaheey ka sokoow inuu islaamo mid kamid ah taageerayaasha kooxda…
Read More » -
England
Liverpool oo 5-gool uga badisay Watford iyo Maxamed Saalax oo goolasha dhan ku lug leh..+SAWIRRO
(England) 17 Maarso 2018. Liverpool ayaa 5-0 uga adkaatay naadiga Watford iyadoona soo degtay kaalinta saddexaad ee Premier League. Caawa…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Spal vs Juventus 0-0 (Juve oo jidka loo istaagey)
SPAL: Meret; Cionek, Vicari, Felipe; Lazzari, Grassi, Schiattarella, Kurtic, Costa; Paloschi, Antenucci Kaydka SPAL: Gomis, Marchegiani, Simic, Vaisanen, Drame,…
Read More » -
Uncategorized
Rikoor: Maxamed Saalax oo jabiyey rikoorkii Fernando Torres ee Liverpool
(Liverpool) 17 Mar 2018. Laacibka Liverpool Maxamed Saalax ayaa taariikh cusub u dhigay Reds kadib markii uu jabiyey rikoor u yaalay…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Manchester United vs Brighton 2-0 (Man U oo iska mayrtay mashaqadii CL)
Manchester United – Brighton Gool FM
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO+MUUQAAL: Wax ka ogow sheekada xiisaha badan ee baabuurtan iyo Aubameyang!
(London) 17 Mar 2018. PIERRE-EMERICK AUBAMEYANG waxa uu haysta faakihaadka uu ku kala xusho baabuurtiisa midkiiba ku fadhiya £810,000 meel walba…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Liverpool vs Watford 5-0 (Saalax oo iska socda)
Liverpool XI: Karius, Gomez, Matip, Van Dijk, Robertson, Wijnaldum, Henderson, Can, Salah, Firmino, Mane Watford XI: Karnezis, Femenia, Mariappa, Prodl,…
Read More » -
Spain
Haddii uu Neymar ku biiro Real Madrid, Barcelona waxay Iyana qaadeysaa Talaabadan si ay uga Aar gudato!!
(Spain) 17 Maarso 2018. Real Madrid ayaa dooneysa Neymar iyadoo ay jirto inuu soo maray kooxda cadawogeeda ee Barceloona, waxayna…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WAR CUSUB: Lionel Messi oo dood ka keenay Ballon d’Or-rada uu Cristiano Ronaldo ku guuleysto! – Ogow qodobada uu ku doodaya…..
(Catalonia) 17 Mar 2018. Sida ay warar hoose sheegayaan, Lionel Messi waxa uu dood ka qabaa sida uu Cristiano Ronaldo ugu…
Read More »