“Si Xun iilama hadli kartid aniga.”.-Messi oo INDHAHA u Shitay Garsoorihii dhax dhaxaadinayay kulankii Barca iyo Blues

(Spain) 16 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa hadalo kululu ku yiri Garsoore Damir Skomina oo dhex dhaxaadinayay kulankii ay 3-0 uga adkaadeen Chelsea Champions League.

Xiddiga reer Argentina ayaa la dooday Dhax dhaxaadiyaha kaddib markii uu qaatay go’aan aysan ciyaartoyda Barcelona jecleysan.

Laakiin Garsoore Skomina ayaa ku yiri Messi:

“Leo, Hoos u dhig.”.

Messi oo warkaa ka helin ayaa isna ugu jawaabay:

“Si xun iilama hadli kartid aniga.

“Kuma aanan xushmad darreyn. Miyaan ku xushmad dareeyay?”.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close