C/Casiis Hoomey oo guuldarro ka bad baadiyay Jeenyo

(Muqdisho) 16 Maarso 2018.Jeenyo ayaa waqti dambe bar baro ka heshay kooxda Elman ciyaar xiiso badan oo ka dhacday garoonka Koonis.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0,

Xiddiga lambarka 9áad ee Maxamed ayaa hogaanka u dhiibay Jeenyo ka hor inta qeybta xigtay aysan soo kabsan Jeenyo.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad Jeenyo ayaa dadaal muujisay,iyadoo la timid laba gool ku laad,waxaana u ansixiyay xiddigaha Cali Waarikoow iyo C/Casiis Hoomeey.

Elman ayaa wali ku jirta kaalinta shanaad,halka Jeenyo iyana ay fadhiso booska lixaad kala sarraynta horyaalka.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close