Day: March 16, 2018
-
toos
TOOS u daawo: AS Monaco vs Lille – LIVE (Shaxda sugan)
Monaco – Lille Monaco – Lille Monaco – Lille Gool FM
Read More » -
toos
DHAC-DHACAAYE: Saxaafadda Ingiriiska oo kabaha la dul martay Danny Welbeck
(London) 16 Maarso 2018 – Danny Welbeck ayaa biyo kulul ku jira isagoo weerar kala kulmay saxaafadda Ingiriiska, kaddib markii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
QORMADA JIMCAHA: Ma Ogtahay in Marouane Fellaini uu noqday Laacibkii ugu Horreeyay oo MUSLIM AH oo….?
(England) 16 Maarso 2018. Qormadeena Jimcaha ee Usbuucan waxaan ku soo qaadaneynaa laacibka ku caanka ah Timaha Afraha ee uu sida…
Read More » -
Champ' League
“Si Xun iilama hadli kartid aniga.”.-Messi oo INDHAHA u Shitay Garsoorihii dhax dhaxaadinayay kulankii Barca iyo Blues
(Spain) 16 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa hadalo kululu ku yiri Garsoore Damir Skomina oo dhex dhaxaadinayay kulankii ay 3-0…
Read More » -
Soomaaliya
Akadeemiyadda kubadda cagta ee Global oo tartan u soo gaba gabaysay ciyaartooy da’yar
(Muqdisho) 16 Maarso 2018.Akadeemiyadda kubadda cagta ee Global ayaa soo gaba gabeysay tartankii Juunyarta oo ay ka qeyb qaadanayeen 6…
Read More » -
Soomaaliya
C/Casiis Hoomey oo guuldarro ka bad baadiyay Jeenyo
(Muqdisho) 16 Maarso 2018.Jeenyo ayaa waqti dambe bar baro ka heshay kooxda Elman ciyaar xiiso badan oo ka dhacday garoonka…
Read More » -
Spain
“Neymar iyo Griezmann kee dooneysaa inuu ku soo biiro Real Madrid?”.- Carvajal oo ka Jawaabaya
(Madrid) 16 Maarso 2018. Dani Carvajal ayaa wax laga waydiiyay midka uu jeclaan lahaa inuu kula soo biiro Real Madrid,…
Read More » -
Champ' League
Juventus oo waynaysa laba laacib oo muhiim ah kulanka lugta hore ee Real Madrid
(Torino) 16 Maarso 2018 Juventus ayaa waynaysa laba laacib oo muhiim u ah kulanka lugta hore ee ay marti qaadi doonto…
Read More » -
Champ' League
DEG DEG: Isku aadka wareega 8-da Europa League oo la sameeyay (Arsenal oo wajahaysa ….)
(Nyon) 16 Maarso 2018 Kadib isku aadkii Champions League, UEFA ayaa markaan samaysay isku aadka wareega 8-da ee koobka Europa League.…
Read More » -
Champ' League
UEFA oo shaacisay waqtiga la ciyaarayo kulamada Quarter Final-ka Champions League (Kulamo xiiso leh oo hal habeen la daawan doono)
(Nyon) 16 Maarso 2018 Xiriirka kubadda cagta yurub ee UEFA ayaa soo saaray waqtiga rasmiga ah ee la ciyaarayo kulamada Quarter Final-ka…
Read More »