Messi oo Xalay si Xun u galay Saaxiibkiisii Yaraanta ee Fabregas…(DAAWO TUU KU DHIGAY!!)

(Spain) 15 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa xalay si Xun yeelay saaxiibkii Cesc Fabregas ciyaarti ay 3-0 uga adkaadeen Chelsea Nou Camp.

Xiddiga reer Argentina iyo kubbad qaabeeyaha reer Spain ayaa saaxiibo ahaa tan iyo yaraantooda iyagoo ka soo wada baxay akaadamiyada Barca oo xitaa ilaa iminka xiriirkoodu waa heer sare oo way isku yimaadaan joogtana way u xiriiraan.

Balse marka garoonka lagu jiro Saaxiib warkii ma jiro, Messi ayaa xalay meel Eber ah u diray Fabregas oo tartiib dhulka ugu dhacay kaddib goysmo cajiib ah uu ku dhigay.

BAL DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close