Day: March 15, 2018
-
Champ' League
MUUQAALO QOSOL BADAN: Messi oo si Xun u garaacay Chelsea iyo Conte oo Cararay
(Europe) 15 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa xalay wacdaro muuqata ku dhigay Chelsea kaddib markii uu labo gool ka dhaliyay…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Arsenal vs AC Milan 3-1 (5-1) (Gunners oo u gudubtey rubuc-dhamaadka EL)
Arsenal: Ospina; Bellerin, Mustafi, Koscielny, Monreal; Xhaka, Ramsey, Wilshere; Ozil, Mkhitaryan, Welbeck Kaydka: Cech, Chambers, Kolasinac, Elneny, Maitland-Niles, Iwobi, Nketiah…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO MAAD LEH: Thibaut Courtois oo baalaha looga rifay baraha bulshada kadib labadii gool ee xalay uu ka dhaliyay Messi
(London) 15 Maarso 2018 Goolhayaha kooxda Chelsea ayaa baalaha looga rifay baraha bulshada kadib labadii gool ee xalay uu ka dhaliyay…
Read More » -
England
Harry Kane oo go’aan ka gaaray mustaqbalkiisa isla markaana doortay kooxdiisa cusub (Ma ahan Real Madrid)
(London) 15 Maarso 2018 Weerar yahanka kooxda Tottenham ee Harry Kane ayaa go’aan ka gaaray mustaqbalkiisa kadib markii ay soo baxeen kooxo…
Read More » -
Champ' League
Messi oo Xalay si Xun u galay Saaxiibkiisii Yaraanta ee Fabregas…(DAAWO TUU KU DHIGAY!!)
(Spain) 15 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa xalay si Xun yeelay saaxiibkii Cesc Fabregas ciyaarti ay 3-0 uga adkaadeen Chelsea…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Costa weli Ciil buu u qabaa Conte….(Arag wixii uu sameeyay kaddib markii xalay Chelsea laga reebay Champions League)
(London) 15 Maarso 2018. Diego Costa ayaa ka mid ahaa xiddigihii Antonio Conte u suuro galiyay inuu sanadkisii ugu horreeyay…
Read More » -
Champ' League
Kadib Chelsea, Messi oo doonaya in lagu soo aadiyo koox kale oo ingiriis ah (Waa tee?)
(Barcelona) 15 Maarso 2018 Lionel Messi ayaa xalay kala diray xiddigaha kooxda Chelsea kadib markii uu laba gool ka dhaliyay kooxda…
Read More » -
England
AC.Milan oo imaanshaha London uga faa’idaysanaysa inay gacanta ku dhigto xiddig muhiim u ah Arsenal
(London) 15 Maarso 2018 Kooxda AC.Milan ayaa soo gaartay magaalada London ka hor kulanka caawa ay u martin doonto kooxda Arsenal…
Read More » -
Spain
Taageerayaasha Barcelona oo wadnaha farta ku haaya kadib Andres Iniesta oo ……
(Barcelona) 15 Maarso 2018 Wal wal badan ayaa soo wajahay taageerayaasha kooxda Barcelona kadib markii kabtan Andres Iniesta uu shaaciyay waqtiga uu…
Read More » -
Aasiya
Sergio Ramos oo fariin murug leh u diray dadka weerarada ka gaysta isbitaalada iyo Iskuulada dalka Suuriya
(Madrid) 15 Maarso 2018 Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa si murug leh uga hadlay weerarada joogtada ah ee…
Read More »