SAWIRRO: Bayern Munich oo u duushay Turkiga

(Munich) 13 Maarso 2018. Xiddigaha Bayern Munich ayaa u soo duulay dalka Turiga si ay habeen dambe ula ciyaaraan naadiga Besiktas lugta labaad ee wareega 16 ka Champions League.

Camaaliqada reer Germany ayay u badan tahay inay u gudbi doono wareega sideed dhammaadka maadaama ay lugtii hore ku soo adkaatay 5-0.

Haddaba daawo Xiddigaba Bayern Munich oo xiran Suudad shidan una soo safray Turkiga:

 Robert Lewandowski led the Bayern Munich team in their all black suits to the airport

 The German giants were on their way to Turkey for their Champions League second leg

 Franck Ribery will be hoping for an easy night against Besiktas

 Bayern boss Jupp Heynckes was also wearing the suave suit

 Bayern Munich take a commanding 5-0 lead to Besiktas

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close