“Maalin walba waan sii nacayaa kubadda cagta,” – Dani Alves oo ARINTAN SABAB uga dhigay in uu nacay kubadda cagta

(Paris) 13 Mar 2018. Dani Alves waxa uu u warramay Globo.com, sdiii caadiga ahayd ma waayin fursad uu dareenkiisa uga hadlo.

Daafaca PSG waxaa la weydiiyey mustaqbalkiisa waxa uuna yiri: “Kubadda Cagta waxa ay lumineysaa dhalaalkeedii ee iga dhigtay in aan noqdo ciyaaryahan kubadda cagta ah.”

Waxa uu yiri waa ‘Ganacsi” oo maalin walba “Waan sii nacayaa.”

Laacibka dhawaan ay Real Madrid ka cirib tirtay Campions League ayaa sheegay mar walba in ay uu guuldaradda la aado ‘Guriga”.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close