AS ROMA VS SHAKHTAR DONETSK: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Roma) 13 Maarso 2018 – Waxaa caawa lugta 2-aad ku ballansan labada kooxood ee AS Roma vs Shakhtar Donetsk oo dheelaya lug 2-aadka wareegga 16-ka ee CL.

Dhanka Roma: Macallin Di Francesco ayaa doonaya inuu daqiiqadda 1-aadba safo qannaaska Dzeko iyo Fazio. Waxaana wiilka reer Bosnia weerarka kula olog ah Under iyo midkood El Shaarawy iyo Perotti. Khadka dhexe waa hargaantiyaasha De Rossi oo ay garab joogaan Strootman iyo Nainggolan

Dhanka Shakhtar: Paulo Fonseca oo ciyaartan Roma ugu yeerey 21 laacib ayaa waxaa ka maqan Srna iyo Krivtsov. Waxaa qalbiga daafaca boos ka qaadanaya Ordets. Inta kale waa safkii lugtii 1-aad.

KAYDKA

  • 28 SKORUPSKI, 5 JUAN JESUS, 25 BRUNO PERES, 7 PELLEGRINI, 30 GERSON, 8 PEROTTI, 14 SCHICK
  • 26 SHEVCHENKO, 5 KHOCHOLAVA, PETRIAK, 21 PATRICK, 9 DENTINHO, 74 KOVALENKO, 59 ZUBKOV

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Karsdorp, Defrel
  • Kryvtsov, Malyshev, Srna

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close