NACEYB FIMAA ABADAA! Kaddib candhuuftii uu naceyb dartiis Carragher ugu tufay gabadha 14 jirka ah ee taageerta United……Ogow shan laacib oo kooxaha ay is xifaaliyaan nacayb fimaa abadaa ah u qaba!

(London) 12 Mar 2018. Manchster United waxa ay iska reebtay Liverpool kulankii ay sabtidii ku loolamayeen kaalinta labaad ee Premier League-ga.

Kaalinta waxaa ka sii darneed xuquuqda kaftanka oo la kala helay maadama ay aad isu neceb yihiin.

Taas waxaa xaqiijisay candhuuftii uu xanaaq dartiis Carragher ugu tufay gabadha 14 jirka ah ee taagneed afaafka hore ee Old Trafford xilli uu ka sii baxay garoonka.

Carragher dhacdadaas la yaabka leh waxa uu ku waayey shaqadiisii Sky Sports oo laba asbuuc laga ganaaxay!

Hadaba aan fiirino 5 laacib oo fimaa abadaa neceb kooxaha ay is xifaaliyaan,,,,,

6. Jack Wilshere – Tottenham Hotspur

5. Wayne Rooney – Liverpool

 

4. Gary Neville – Liverpool

3. Steven Taylor – Sunderland

2. Ian Wright – Tottenham

1. Gerard Pique-  Real Madrid

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close