“Jaceylka aan u qabo waa ilaa iyo inta aan ka dhimanayo”, – Jesse iyo gacalisadiisa oo SABABTAN yaabka leh ku kala tagay!

(Manchester) 12 Mar 2018. Laacibka khadka dhexe ee Manchester United iyo England Jesse Lingard waxaa eriday saaxiibtiis Jena Frumes.

Waxaa sidaas ku xaqiijisay Twitter-keeda kahor inta aysan tir tirin Jena Frumes.

Dhawr qoraal ayey soo dhigtay Twitter-ka oo ay ku caddeysay in xiriirkooda bur buray.

Twitter-keedii ugu horreeyey: “Ugu yaraan waxaan dhihi karaa waan isku dayey waana ku raaxeystay wada socodkeenii.”

Qoraalka labaad: “Jeceylka aan u qabo Jesse waa ilaa iyo dhimashadeyda laakiin mararka qaar watiga ayaa xun.”

Maxay u kala tageen?

Sababta ugu fudud waa in Jesse ku nool yahay Manchester, Jena Frumes dalka Mareykanka.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close