Dekadda oo iska khasaarisay fursad ay ku sii dheereysan kartay hogaanka Somalia Premier League

(Muqdisho) 12 Maarso 2018. Naadiga Dekadda ayaa iska khasaarisay fursad ay ku sii dheereysan kartay hogaanka horyaalka kaddib markii ay bar baro 0-0 la dhaafi waayeen kooxda Dekadda.

Kooxda xafidaneysa horyaalka ayaa xilli ciyaareedkan hogaanka ku heysa 18-dhibcood xilli uu hal kulan oo qura uga harsan yahay wareega labaad.

Horseed ayaa dhibcaha kala sinnaan doonta Dekadda haddii ay soo adkaato Arbacda marka ay la ciyaareyso naadiga Woxool.

Heegan oo galabta bar baro la gashay Dekadda ayaa iyana leh 13 dhibcood.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close