Day: March 12, 2018
-
England
Muxuu Fabregas ka damacsan yahay Messi kulanka arbacada? – Xiddigga ayaa sidan yiri…….
(London) 12 Mar 2018. Laacibka khadka dhexe ee Cheslea Cesc Fabregas ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay masuuliyadda celinta Lionel…
Read More » -
Spain
SHEEKO YAAB LEH: Neymar oo Fariin u soo diray Marcelo si uu ugu sii gudbiyo Ronaldo…(Maxay tahay??)
(Europe) 12 Maarso 2018. Neymar ayaa lacagihii ugu badnaa ebid kubbada cagta xagaaga ugu biiray PSG balse waxaa xowli ku…
Read More » -
Ameerika
Xulka Brazil ee wajahaya Jarmanka iyo Ruushka oo lagu dhawaaqay!
(Brasilia) 12 Maarso 2018 – Alisson, Joao Miranda iyo Douglas Costa ayaa lagusoo daray xulka Brazil ee wajahaya Ruushka iyo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Maxaa laga yeelay milkiilihii BISTOOLADA la soo galay garoonka kaddib markii gool laga diiday kooxdiisa?
(Athens) 12 Mar 2018. Warqad waaran ah oo lagu xiranayo madaxweynihii kooxda PAOK ee bistoolada la soo galay geida si uu…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Stoke vs Manchester City 0-2 (Man City oo iska socota)
Stoke City: Butland, Bauer, Zouma, Martins Indi, Stafylidis; Badou, Cameron, Allen; Shaqiri, Jese, Choupo-Moting Kaydka: Haugaard, Johnson, Adam, Shawcross,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Jaceylka aan u qabo waa ilaa iyo inta aan ka dhimanayo”, – Jesse iyo gacalisadiisa oo SABABTAN yaabka leh ku kala tagay!
(Manchester) 12 Mar 2018. Laacibka khadka dhexe ee Manchester United iyo England Jesse Lingard waxaa eriday saaxiibtiis Jena Frumes. Waxaa sidaas…
Read More » -
Uncategorized
INABA CAADI MA AHA! Ogow sawirkan kaddib tallaabada uu qaaday David de Gea
(Manchester) 12 Mar 2018. Goolhayaha Manchester United ayaa tallaabo cajiib ah ku qaaday baraha bulshada kaddib markii toddobaadka uu la xiriiray…
Read More » -
Spain
Messi oo sheegay in wax WAL WAL ah uusan ka qabin inuu dib u soo noolaaday Ronaldo SABABTAN DARTEED
(Spain) 12 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo ayaa soo labo kaceleeyay isagoona dib u helay qaab ciyaareedkiisii wacnaa, balse Hal sabab…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Waan dhaaranayaa Mohamed Salah kuma jiro jeebkeyga” – Ashley Young oo liiday wiilka reer Masar
(Manchester) 12 Maarso 2018 Laacibka Man United ee Ashley Young ayaa ku jees jeesay weerar yahanka Liverpool ee Mohamed Salah kadib markii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
NACEYB FIMAA ABADAA! Kaddib candhuuftii uu naceyb dartiis Carragher ugu tufay gabadha 14 jirka ah ee taageerta United……Ogow shan laacib oo kooxaha ay is xifaaliyaan nacayb fimaa abadaa ah u qaba!
(London) 12 Mar 2018. Manchster United waxa ay iska reebtay Liverpool kulankii ay sabtidii ku loolamayeen kaalinta labaad ee Premier League-ga.…
Read More »