ISKAABULO! Shan laacib oo aadan ka fileyn oo ilaa iyo hadda DOOB/BILAA XAAS AH!

(London) 11 Mar 2018 Waa meesha ugu fudud ee saaxiibad lagu helo in aad tahay laacib caan ah! waa sida ay dheheen, laakiin shantan ciyaaryahan ee hoos ku xusan waa sidee xaalkoodu?

Kaaga darane waxaa ku jira magacyada ugu caansan dunida, Mohamed Salah, Mane –  bal joog! Baloteli! Hako oo magacan soo socda ila fiiri! Neymar Jr –  ma maleeysaneysay?

SHANTA DOOB EE UGU CAANSAN KUBADDA CAGTA!

5. Mohamed Salah- Liverpool/Egypt

4. Obafemi Martins- Shanghai Greenland Shenhua/Nigeria

3. Sadio Mane- Liverpool/Senegal

2. Mario Balotelli- Nice/Italy

1. Neymar- PSG/Brazil

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close