GENOA VS AC MILAN: Shaxda & safafka ay fiidkii kusoo geli karaan!

(Genoa) 11 Maarso 2018 – Waxaa caawa fiidkii inay jidkii guulaha kusoo noqoto isku deyi doonta kooxda AC Milan oo ay Khamiistii 2-0 ku khaarajisey kooxda Gunners, waxayse gurigeeda ugu martiyaysaa Genoa oo ah koox yar oo reera dhib ah.

Dhanka Genoa: Giuseppe Rossi ayaa soo noqonaya, balse waxaan weli 100% ahayn xaaladda jireed ee Taarabt, halka ay maqan yihiin Veloso iyo Izzo.

Dhanka Milan: Wuxuu macallinka Milan ee Rino Gattuso doonayaa inuu safka 1-aad kusoo kordhiyo Borini oo difaacaya booskii Calabria oo dhowr jugood kasoo gaartey kulankii Arsenal. Calhanoglu ayaa ka weerartamaya garabka bidix. Weerarka dhexe waa Kalinic oo u muuqda nin heli doona fursaddii ugu dambaysay, isagoon wax gool ah dhalinin tan iyo 3-dii Diseembar.

KAYDKA

  • 23 LAMANNA, 38 ZIMA, 13 ROSSETTINI, 32 PEREIRA, 18 MIGLIORE, 40 OMEONGA, 22 LAZOVIC, 24 BESSA, 10 LAPADULA, 17 EL YAMIQ, 49 G. ROSSI, 45 MEDEIROS
  • 90 A. DONNARUMMA, 30 STORARI, 2 CALABRIA, 22 MUSACCHIO, 15 G. GOMEZ, 31 ANTONELLI, 17 ZAPATA, 73 LOCATELLI, 18 MONTOLIVO, 4 MAURI, 9 ANDRÉ SILVA, 63 CUTRONE

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Veloso, Izzo, Taarabt
  • Conti, Abate

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close