Day: March 11, 2018
-
toos
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Inter Milan vs SSC Napoli 0-0 (Inter Milan iyo Napoli oo ismari waayay)
Inter: Handanovic; Cancelo, Skriniar, Miranda, D’Ambrosio; Brozovic, Gagliardini; Candreva, Rafinha, Perisic; Icardi Kaydka Inter: Padelli, Berni, Lisandro Lopez, Vecino, Ranocchia,…
Read More » -
Spain
Ranaldo iyo Ramos oo codka VETO saaraya in Pogba la keeno Real Madrid…(Maxay tahay Sababta?)
(Madrid) 11 Maarso 2018. Sida ay sheegayaan warar dhawaan gal ah oo ka imaana dalka Spain in Cristiano Ronaldo iyo…
Read More » -
Spain
WAGAR: Amiirka Dalka Qatar oo PSG u sheegay in Neymar……(Real Madrid iyo Barcelona oo YAABAN!!)
(Europe) 11 Maarso 2018. Real Madrid iyo Barcelona ayaa malah afka labadiisa kala haya kaddib Amiirka dalka Qatar oo u…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WEY ADAG TAHAY IN AAD RAACDO QOF URAYA! Michael Ballack oo dhulka lala dhacay iyo ciyaaryahan ka sheekeeyey sida ay ugu adkeyd in uu raacdo!
(Munich) 11 Mar 2018. Laacibkii hore ee Chelsea Michael Ballack waxa uu ahaa mid garoomada qarmuun ka dhiga xilli uu bandhiyo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
ISKAABULO! Shan laacib oo aadan ka fileyn oo ilaa iyo hadda DOOB/BILAA XAAS AH!
(London) 11 Mar 2018 Waa meesha ugu fudud ee saaxiibad lagu helo in aad tahay laacib caan ah! waa sida ay…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA & SAWIRRADA: Genoa vs AC Milan 0-1 (Silva oo daqiiqaddii ugu dambeeyay Milan u badiyay)
Genoa: Perin; Rossettini, Spolli, Zukanovic; Biraschi, Rigoni, Bertolacci, Hiljemark, Laxalt; Pandev, Galabinov Milan: G Donnarumma; Borini, Bonucci, Romagnoli, Rodriguez; Kessie,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
DAAWO SAWIRRO KAA QOSLIN DOONA! Kartuuno iyo ciyaaryahanada ay u egyihiin!
(lLondon) 11 Mar 2018. Kaftanka iyo qaraaxadu meel looga maarmo ma leh! Kubadda cagtuna kama bedelana – dabcan laacibiita kuadda cagta…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
NINKAN ISMA DHIIBO! Ronaldo oo ku dhaw in uu qoorta soo qabto Suarez iyo Messi kala sarreynta kabaha dahabka ee La Liga……Meeqa la kala leeyahay?
(Madrid) 11 Mar 2018. Laacibka haysta Ballon d’Or Cristiano Ronaldo ayaa ku soo dhawaaday rag la moodayey in ay xilli hore…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Juventus vs Udinese 2-0 (Dybala oo la celin la’yahay)
Juventus: Szczesny; De Sciglio, Rugani, Chiellini, Asamoah; Khedira, Marchisio, Sturaro; Douglas Costa, Higuain, Dybala Udinese: Bizzarri; Nuytinck, Angella, Samir; Widmer,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ciyaaryahan garoonka ku dhex saxarooday mid kale oo kooxdiisa oo weerar ah garoonka gees uga kaadshay (Kadib dhacdadii shalay ee Ramos ogoow dhacdooyinkii la yaabka lahaa ee horay loo arkay)
(Yurub) 11 Maarso 2018 Sergio Ramos ayaa shalay garoonka ka baxay kulan kooxdiisu ay la ciyaaraysay Eibar kadib markii laga qabtay…
Read More »