Tobanka kulan ee uu macallin Max Allegri CL ka muujiyay tayadiisa macallinnimo + Sawirro

(Torino) 09 Maarso 2018 – Haa, waa la oran karaa mudanaha Champions League. Taasi ka badbadis maaha runtii, min Milan ilaa Juventus, marka uu maqlo muusigga CL, Massimiliano Allegri wuxuu noqdaa horyaal hubban iyo laacib kaydka fadhiya ayuu leeyahay Corriere della Sport.

Macallinka kasoo jeeda Livorno ayaa habeen hore kasoo baxay kulan la is lahaa kooxdiisu waa dhimatay oo waa la aasay, isagoo Wembley kusoo baartay kooxda Tottenham oo uu 4-3 uga soo baxay.

Haddaba eeg 10-kii kulan ee ugu muhiimsanaa guulaha uu ka gaarey CL:

MILAN-ARSENAL 4-0Febraayo 15, 2012.

ZENIT-MILAN 2-3 – 3 Oktoobar 2012.

MILAN-BARCELLONA 2-0 – 20 Febraayo 2013.

DORTMUND-JUVENTUS 0-3 – 18 Maarso 2015.

JUVENTUS-REAL MADRID 2-1 – 5 Maajo 2015.

MANCHESTER CITY-JUVE 1-2 – 15 Sebtembar 2015.

PORTO-JUVENTUS 0-2 – 22 Febraayo 2017.

JUVENTUS-BARCELLONA 3-0 – 11 Abriil 2017.

MONACO-JUVENTUS 0-2 – 3 Maajo 2017

TOTTENHAM-JUVENTUS 1-2 – 7 Maarso 2018.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close