Shanta laacib ee dunida ugu caansan oo GAROOBNIMO (Single Mother) lagu soo koriyey

(London) 09 Mar 2018. Koritaanka ciyaaryahanada dheela kubadda cagta sida carruurta kale waxa ay u baahan yihiin labadooda waalid. Wiilasha, tuusale ahaan, waxa ay u baahan yihiin aabahood si ay uga helaan qaar ka mid ah xirfadaha taas oo ka dhigeysa nin rag ah.

Waxaa ka mid ah aqoonsiga waxa ay yihiin iyo xaqiijin. Doorkan wax fudud ay u muuqan kartaa laakiin waxa ay dhitaa da’yar badan.

Haddii wiil ay soo bar baariso hooyo garoob ah, su’aal weyn ayaa ka dhalata.

Iyada oo shalay loo dabaal dagay maalinta haweenka, hoos ka aqri ciyaaryahanada caanka ah ee ay soo korisay hooyo garoob ah.

5. Arturo Vidal- Bayern Munich

4. Memphis Depay- Lyon

3. Alexis Sanchez- Manchester United

2. Luis Suarez- Barcelona

1. Cristiano Ronaldo- Real Madrid

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close