Arsène Wenger oo ma ogol yahay in lagu bedelo Henry? (Jawaab ka yaabis ah!)

(London) 09 Maarso 2018 – Macallinka kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa la sheegayaa inuusan jeclaysan in Thierry Henry uu noqdo ninka ka dhaxli doona tababarenimada kooxda Arsenal.

Khabiirka kubadeed ee Faransiiska ah ee Pierre Menes, ayaa rumaysan in Wenger uu ka caroon doono in Henry isaga ka beddelo kooxda uu muddada dheer soo wadey oo uu kaddibna guulo gaarsiiyo.

“Haddii uu Wenger kooxda ka tegayo wuxuu jeclaan lahaa inuu uga tago gacan aan ahayn midda Thierry Henry. Arsène Wenger, waa sida dadka kale waxay ila tahay inuusan jeclayn inuu halyeeygani booskiisa galo oo gadaashii guulaysto.” ayuu yiri Menes.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close