Day: March 9, 2018
-
toos
GOOGOOSKA: AS Roma vs Torino 3-0 (Roma oo si xaraga leh u badisay)
Roma: Alisson; Florenzi, Manolas, Juan Jesus, Kolarov; Nainggolan, De Rossi, Strootman; Cengiz, Schick, El Shaarawy Kaydka: Jonathan, Peres, Capradossi, Lobont,…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
EEG: NAQSHADDA CUSUB EE UU SANCHEZ U SOO JARTAY KAHOR KULANKA LIVERPOOL!
(Mancehster) 09Mar 2018. Alexis Sanchez waxa uu muujnayaa toddobaakan in uu JARMO dheeryahay kuwa kale ee Manchester United gaar ahaan kulanka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Shanta laacib ee dunida ugu caansan oo GAROOBNIMO (Single Mother) lagu soo koriyey
(London) 09 Mar 2018. Koritaanka ciyaaryahanada dheela kubadda cagta sida carruurta kale waxa ay u baahan yihiin labadooda waalid. Wiilasha, tuusale…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Lukaku Wuxuu ku hadlaa 5-Luqadood wuxuuna Degree ka diyaariyay…(Baro Xiddigaha ay Kubbada u dheertahay AQOON)
(Europe) 09 Maarso 2018. Waa sax in kubbada cagta laga helo Lacago badan iyo waliba Magac balse waxay inta badan…
Read More » -
Champ' League
Dani Alves oo ka jawaabay eedeyntii loo soo jeediyay ee ahayd inuu DIIF ku tiray Ronaldo
(Paris) 09 Maarso 2018 Daafaca kooxda PSG ee Dani Alves ayaa lagu soo eedeeyay inuu diif isaga tiray funaanada xiddiga Real…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
QORMADA JIMCAHA: Maxaa ka Jira inay MUSLIMIIN yihiin Henry iyo Van Persie?????
(Europe) 09 Maarso 2018. Waxaan Qodobka Jimcahan uga hadleynaa Sheeko jah wareerisay dadka ee ku aadan Diinta ay hestaan Weeraryahannadii…
Read More » -
Soomaaliya
Elman oo ku Ciil baxday Gaadiidka
(Muqdisho) 09 Maarso 2018. Naadiga Elman ayaa caradii ay ka soo qaaday Batroolka galabta kala dul dhacday naadiga Gaadiidka oo…
Read More » -
Spain
“Dadka wax ka garanaya Kubbada Cagta sidoo kale Way ogyihiin in Benzema…”
(Europe) 09 Maarso 2018. Real Madrid waxay wareega 16 ka soo dhaaftay PSG balse Benzema kama uusan baxsan in la…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
CUB IYO CIR! Dib u xusuuso carruurnimadaadii – Milkiilaha kubadda ayaa loo hor dooran (Cugan) jiray, kan ugu buuran……….? Aqri oo ku dar inta ka maqan oo aad xasuusato!
(Muqdisho) 09 Mar 2018. Maanta aan dib idin yara celinayo! Ooh ileen qaar ayaaba hadda xaaladdaas ku jira? mise Sallaxyo ayaa…
Read More » -
England
RASMI: Mohamed Salah oo ku guulaystay abaal marinta xiddigii ugu fiicnaa Premier League bishii dhamaatay
(Liverpool) 09 Maarso 2018 Weerar yahanka kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ku guulaystay abaal marinta xiddigii ugu fiicnaa Premier League…
Read More »