”Laacibkee caawa aasaasi u noqon doona AC Milan?”

(Milano) 08 Maarso 2018 – Waxaa caawa lugta hore ee wareegga 16-ka ee Europa League ku ballansan labada kooxood ee AC Milan vs Arsenal oo ku ciyaaraya gegada San Siro ee magaalada Milano.

Haddaba, Europa League ayaa Instagram-ka soo dhigtay muuqaalka afar laacib oo u safta Rossoneri iyadoo soo raaciyay kabshan u dhignaa ”laacibkee fure u noqon doona” ciyaarta caawa ee Arsenal.

Waxaa sawirka ka muuqda Donnarumma, Bonucci, Cutrone iyo Calhanoglu.

Maxay kula tahay adiga?

Key man for #ACMilan against #Arsenal? 🤔 #UEL #europaleague

Ett inlägg delat av UEFA Europa League (@europaleague)

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close