EEG SAWIRKA! Waxa uu Ramos xarunta tababarka la yimi oo kaa yaabin doona!

(Madrid) 08 Mar 2018. Waxa uu can ku yahay xulashada faashyoonkiisa, laakiin Sergio Ramos aad ayuu uga tacajabiyey saaxiibadiis khamiistii kaddib markii uu la yimi gaariga noociisu yahay SEAT 600.

Kabtanka Real Madrid oo 31 jirsanaya dhammaadka bishan ayaa walaalkiis ka helay hadiyad xilli hore ah.

Waxa uu la yimi hadiyadaas xarunta tababarka!

Hase ahaatee, waxa uu beegsaday twitter-ka oo uu soo dhigay qoraalkan: “Hadiyad dhalasho oo qadin ah, Mahadsanid walaal. Waan ku jeclahay walal.”

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close