Day: March 8, 2018
-
Uncategorized
Suarez oo dhaawac ku seegi doona kulanka Barca Vs Chelsea
(Catalonia) 08 Mar 2018. Laacibka khadka dhexe ee Barcelona Denis Suarez ayaa gabi ahaanba la sheegay in uusan ciyaari doonin kulanka…
Read More » -
Uncategorized
Gerrard oo ka jawaabay su’aal laga weydiiyey African-kii ugu laacibsanaa ee ka ciyaara Premier League….Maku raacsan tahay?
(London) 08 Mar 2018. Halyeygii Liverpool Steven Gerrard waxa uu Maxamed Saalax ku tilmaamay laacibkii Afrika u dhashay ee ugu wacnaa…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
EEG SAWIRKA! Waxa uu Ramos xarunta tababarka la yimi oo kaa yaabin doona!
(Madrid) 08 Mar 2018. Waxa uu can ku yahay xulashada faashyoonkiisa, laakiin Sergio Ramos aad ayuu uga tacajabiyey saaxiibadiis khamiistii kaddib…
Read More » -
England
Gareth Bale oo u sheegay Ronaldo kooxda uu ku biirayo dhamaadka xiliciyaareed kaan
(Madrid) 08 Maarso 2018 Weerar yahanka reer Wales ee Gareth Bale ayaa go’aansaday inuu ka tago kooxdiisa Real Madrid kadib markii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Maalmaha taabarka afar xabo ka cuna, kulamada kahor saddex ka cuno”, – Cuntooyinkii guulaha waa weyn gaarsiiyey Manchester United xilligii Sir Alex Ferguson oo la kashifay!!
(Manchester) 08 Mar 2018. BRIAN McCLAIR ayaa daaha ka rogay I sirtii halyeygii weynaa ee Sir Alex Furguson ahayd doolshaha loo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WAR ILLEEN TAN OO KALE! Bellerin iyo Iwobi oo ay TII DHEEREYD QABSATAY kaddib markii ay isku dayeen in ay tababar ku saabsan Arsenal u qabtaan Aubameyang iyo Mkhitaryan [Muuqaal]
(London) 08 Mar 2018. Alex Iwobe iyo Hector Bellarin waxaa loo xil saaray in ay saxiixyada cusub ee kooxda Emerick Aubameyang…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“In la casilo ayey u baahan tahay”, – Gary Neville oo sababahan ku weeraray Raisul Wasaaraha Britain
(London) 08 Mar 2018. Halyeygii Manchester United Gary Neville ayaa ka yaabiyey ganacsato uu la hadlayey isaga oo ugu baaqay Raisul…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: AC Milan vs Arsenal 0-2 (Gunners oo Milan gurigeeda ku garaacday)
Milan: G Donnarumma; Calabria, Bonucci, Romagnoli, Rodriguez; Kessie, Biglia, Bonaventura; Suso, Cutrone, Calhanoglu Kaydka Milan: A Donnarumma, Kalinic, Andre Silva,…
Read More » -
toos
TOOS u daawo: Atletico Madrid vs Lokomotiv Moscow – LIVE (Shaxda sugan)
Atletico Madrid – Lokomotiv Moscow Atletico Madrid – Lokomotiv Moscow Atletico Madrid – Lokomotiv Moscow Gool FM
Read More » -
Champ' League
Massimiliano Allegri oo sheegay magaca hal koox oo uusan doonayn in kooxdiisu ay ku aado
(Torino) 08 Maarso 2018 Tababaraha kooxda Juventus ee Massimiliano Allegri ayaa sheegay magaca hal koox oo uusan doonayn in kooxdiisu ay wajahdo.…
Read More »