Ronaldo weyne (R9) oo u muuqday gabi’ahaanba mid aan la aqoonsan karin!

(Paris) 06 Mar 2018. Labada lamaane waxa ay u muuqdeen kuwo wadajirkooda ku raaxeysanaya xilli uu Ronaldo xirnaa koofiyad iyo ookiyaale.

Halyeygii Brazil Ronaldo waxa uu Paris kala soo dagay gacalisadiisa Celina maalintii axadda.

Ronaldo waxa uu xirnaa ookiyaale mad madow, koofiyad habacsan iyo dhar uu ka soo xirtay qabowga Paris.

Jeexa kale ee Ronaldo waxa ay gashaneed jaakad cadaan ah waxa ayna laadooda u muuqdeen kuwo wadajirkooda ku faraxsan.

Ronaldo waxaa lagu tilmaamaa mid ka mida hibooyinkii ugu wacnaa Kubadda Cagta sharfa iyo Brazil.

Sidoo kale dad badan ayaa aaminsan in uu ahaa weeraryahankii ugu wanaasan kubadda cagta quruxda badan.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close