Ogow cabirkii saxda ahaa ee uu ka dhaliyey Messi bulusyoonkii qeyrul-caadiga ahaa ee kulankii Atletico Madrid

(Catalonia) 06 Mar 2018. Habkii uu u maray Lionel Messi in uu ku dhakiyo darbadii xorta ahayd ee kulankii Atletico Madrid waxaa u fududeeyey ka korqaadistii kubadda madaxyada Diego Costa iyo Saul.Hase ahaatee, lama oga in kubadda dhalan lahayd haddii masaafadda uu ka soo tuurayey u saxnaan lahayd sidii uu u calaamadeeyey garsooraha ee ahayd 9.15 Mitir.

Sawirkan waxa uu muujinayaa in darbiga ay xirteen xooggaa gadaal u durugsan yahay marka loo eego halkii uu ugu talagalay dhex dhexaadiyihii, waxa ayna noqtay 9.8 Mitir, maasafadaas dheeriga ah waxa ay u sahashay Messi in uu kubadda dhigo meel uusan gaari karin Oblak.

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close