Day: March 6, 2018
-
toos
GOOGOOSKA: Liverpool vs FC Porto 0-0 (5-0) (Liverpool oo usoo baxday rubuc-dhamaadka)
Porto XI Casillas, Maxi Pereira, Felipe, Reyes, Diogo Dalot, Oliver, Andre Andre, Bruno Costa, Corona, Waris, Aboubakar. Liverpool – FC…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Paris Saint Germain vs Real Madrid 1-2 (2-5) (PSG oo bannaanka la dhigay)
LINEUP CONFIRMED: Here is PSG’s Starting 1⃣1⃣ vs. @realmadriden 👊#PSGREAL 🔴🔵 #ICICESTPARIS pic.twitter.com/RdPKoejkkP — ENSEMBLE ON VA LE FAIRE !…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ma cid baa ka dambeysay geeridii Astori? Baaritaan lagu sameeyey meydka laacibkii Fiorentina oo ay natiijo ka soo baxday
(Florence) 06 Mar 2018. Xeer-ilaaliyaha guud ee Udine Antonio De Nicolo waxa uu daaha ka rogay in kabtankii Fiorentina Davide Astori…
Read More » -
Spain
Ogow cabirkii saxda ahaa ee uu ka dhaliyey Messi bulusyoonkii qeyrul-caadiga ahaa ee kulankii Atletico Madrid
(Catalonia) 06 Mar 2018. Habkii uu u maray Lionel Messi in uu ku dhakiyo darbadii xorta ahayd ee kulankii Atletico Madrid…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
BOQORKA JACEYLKA EE PREMIER LEAGUE-GA? Alvaro Morata oo xuska dhalashada gacalisadiisa hadyadan siiyey!
(London) 06 Mar 2018. Malaha Alvaro Morata wey ku adkaatay in uu ka farxiyo jamaahiirta Chelsea, laakiin taasi koobkiisa shaaha ma…
Read More » -
Afrika
Tababare DUCO waydiistay Bahda Kubbada Cagta oo idil kaddib markii ay BIRIQ ku dhacday Laacibkiisa…(Waa sidee xaalkiisa??)
(World) 06 Maarso 2018. Tababare Fadlu Davids ayaa bahda Kubbada Cagta adduunka waydiisanaya inay ugu soo duceeyaan Laacibkiisa Luyanda Ntshangase…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Hadda wixii ka dambeeya waan ka gaa gaabsan doonnaa in aan idiin ciyaaro!” – Messi oo u sheegay tababare Valverde in uusan ciyaari doonin inta badan kulamada La Liga isagana baxay qolka labiska saaxiibadiis oo afka SHOOK la kala haya! Sidee wax u jiraan?
(Catalonia) 06 Mar 2018. Waxaa lagu soo warramayaa in Lionel Messi uu KA ARGAGIXIYEY saaxiibadiisa kooxda kaddib markii uu ku dhawaaqay…
Read More » -
Afrika
Madaxwaynaha Burundi oo dhowr jeer Shaafto lagu qabtay isagoo kubbada Ciyaaraya….(Qiso Yaab leh oo dhacday iyo Saraakiil la xir xiray)
(Burundi) 06 Maarso 2018. Labo Saraakiil oo dalka Burundi oo Xabsi Loo taxaabay kaddib markii dhowr jeer dhulka lagu riday…
Read More » -
Champ' League
Juventus oo war wanaagsan helaysa ka hor kulanka habeen dambe ee Tottenham (Yaa soo laabtay)
(Torino) 06 Maarso 2018 Tababare Allegri ayaa helaya war wanaagsan ka hor kulanka kooxdiisu ay u martin doonto Tottenham habeen dambe.…
Read More » -
England
Ma aragtay waxa uu sameeyo Tababaraha Liverpool markasta oo Kaambiyo la maro ciyaarta?????….(Jawaab +MUUQAAL)
(England) 06 Maarso 2018. Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa markasta oo Kaambiyo la maro ciyaarta ka baxa garoonka isagoo ordaya…
Read More »