Day: March 4, 2018
-
Spain
Kroos iyo Modric oo dib ugu soo laabtay tababarka Real Madrid
(Madrid) 04 Mar 2018. War wanaagsan ayuu helay Zinedine Zidane kaddib markii ay axaddii tababarka ugu soo laabteen Toni Kroos iyo…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
“Haddii aan Messi u galino funaanadda Atletico waxan ku badineyna 1-0”.
(Madrid) 04 Mar 2018. Tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone ayaa qishay in Lionel Messi ahaa kala duwanaansha labada kooxood waxa uuna…
Read More » -
Uncategorized
Maxaa ka jira in uu Scott McTominay xushay xulkii uu matali lahaa?
(London) 04 Mar 2018. Laacibka khadka dhexe ee Mancehster United Scott McTominay ayaa la warinayaa in uu Scotland ka doortay England…
Read More » -
Uncategorized
Iniesta oo shaki laga galinayo kulanka Barca iyo Chelsea
(Catalonia) 04 Mar 2018. Xiddigga Barcelona Andres Iniesta shaki ayaa laga galinayaa in uu dheeli doono kulanka Chelsea ee lugta labaad…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SOO DHAWEYN HALYEY: Barcelona oo martiqaad u fidisay geesigii weerarkii ardayda lagu laayey School-ka Florida Anthony Borges
(Catalonia) 04 Mar 2018. Barcelona waxa ay martiqaad u fidisay geesigii dhacadadii weerarka ee Schoo-ka Florida si uu ula kulmo Lionel …
Read More » -
England
EPL: Manchester City oo guul muhiim ah ka gaartay Chelsea xili ay u sii dhawaanayso hanashada Premier League (SAWIRRO)
(Manchester) 04 Maarso 2018 Manchester City ayaa guul muhiim ah ka gaartay caawa kooxda Chelsea oo marti ugu ahayd garoonka Etihad,…
Read More » -
Spain
LA LIGA: Baorcelona oo iska reebtay Atletico Madrid
(Catalonia) 04 Mar 2018. Barcelona waxa ay tallaabo weyn hore ugu qaaday hanashada La Liga kaddib markii ay meel saartay Atletico…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SAWIRRO: Wixii ugu dambeeyay kulamada baaqday ee horyaalka Talyaaniga (Gool FM oo garoonka & meelo kale booqatay)
(Milano) 04 Maarso 2018 – Waxaa dib u dhacay dhamaanba kulamadii maanta ilaa caawa la dheeli lahaa ee horyaalka Talyaaniga,…
Read More » -
Spain
Lionel Messi oo gaaray goolkiisii 600-aad ee xirfadiisa
(Barcelona) 04 Maarso 2018 Xiddiga Barcelona ee Lionel Messi ayaa gaaray goolkiisii 600-aad ee xirfadiisa kadib gool cajiib ahaa oo uu…
Read More » -
England
“Ninyahow na dhaaf”- Taageerayaasha Arsenal oo fariin u diray Arsene Wenger kadib guul daradii Brighton
(London) 04 Maarso 2018 Taageerayaasha Arsenal ayaa si wayn uga caraysan tababare Arsene Wenger kadib markii kooxda dhabarka loo saariyay guul…
Read More »