MILAN vs INTER: Baro Laacibiinta u soo wada ciyaaray labada Kooxood ee Dariska ah ka hor kulankooda Berito

(Milan) 03 Maarso 2018. Kooxaha Dariska ah ee Milan iyo Inter Milan ayaa berito kulan aad u xiiso badan isku qaban doona horyaalka Talyaaniga.

Inkastoo uu wayn  yahay farqiga dhibcaha ee u dhexeeya labada kooxood misane waxaa kulanka dha dhan u yeelaya xifaaltanka labada kooxood u dhexeeya iyo inay Milan soo noolaaneyso tan iyo sidii uu u qabtay dagaalyahan Gattuso.

Waxaa la arkaa inuu yahay mid ka mid ah kulamada Derby ga ee ugu adag uguna xifaaltanka badan kubbada cagta balse sidaas ay tahay labada kooxood ayaa is dhaafsaday ciyaartooy badan oo waliba caan ah.

Ka bogo Laacibiinta u soo wada ciyaartay Labada Kooxood:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close