Day: March 2, 2018
-
Bannaanka Garoonka
Dani Alves oo qorshaynaya inuu iibsado koox yurub ka dhisan
(Paris) 02 Maarso 2018 Dani Alves ayaa u muuqda mid u sii diyaar garoobaya maaraynta noloshiisa kadib ciyaaraha oo haatan uu…
Read More » -
England
“Waan ku kalsoonahay in Wenger uusan tababare u ahaan doonin Arsenal xiliciyaareedka dambe”
(London) 02 Maarso 2018 Taageerayaasha Arsenal ee doonaya in Arsene Wenger uu baneeyo xilka kooxda ayaa helaya akhbaar aad u fiican…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
QORMO QIIMO LEH: Baro 6-Laacib oo Magac wayn ku leh kubbada cagta oo soo ISLAAMAY
(Europe) 02 Maarso 2018. Waxaa halkan idin kugu soo gudbineynaa maanta Qodob aan ugu talo galnay inay ku Jimceystaan Aqristayaasheena…
Read More » -
Champ' League
PSG oo qorshaynaysa inay ka farxiso laacibkeeda dhaawacan ee Neymar kulanka Real Madrid
(Paris) 02 Maarso 2018 Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa xaqiijiyay in kooxdiisu ay qorshaynayso inay ka farxiso Neymar kulanka Real…
Read More » -
Spain
Kadib barbarihii Barcelona ay xalay la gashay Las Palmas, Tababare Zidane oo hunguriyeynaya ku guulaysiga La Liga
(Mdarid) 02 Maarso 2018 Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayuu hunguri ka soo galay in kooxdiisu ay ku guulaysan karto…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Wuxuu guursaday gabar xanuunsan, wuxuu quudiyay agoon, wuxuu badbaadiyay Eey (Baro laacibka ugu biniaadanimada fiican ciyaartoyda yurub)
(Yurub) 02 Maarso 2018 Weerar yahanka Napoli ee Dries Mertens ma ahan kaliya gool dhaliye ay aad u jecelyihiin taageerayaasha Napoli balse…
Read More » -
England
Wenger oo xalay sameeyay arin uu ku cadeeyay in waqtigiisii Arsenal uu dhamaaday
(London) 02 Maarso 2018 Tababaraha kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa xalay sameeyay arin uu ku muujiyay in waqtigiisii Gunners uu…
Read More » -
Spain
Gerard Pique oo xalay laga qabtay garsooraha kulankii Barcelona ay barbaraha la gashay Las Palmas
(Barcelona) 02 Maarso 2018 Daafaca Barcelona ee Gerard Pique ayaa wajihi kara ganaax kadib markii xalay uu weerar ku qaaday garsooraha kulankii…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
”Waxaan marayaa waayahaygii iigu fiicnaa waana sugi la’ahay kulanka Inter” – Hakan Calhanoglu
(Milano) 02 Maarso 2018 – Hakan Calhanoglu ayaa ku dooday “inuu ku jiro maalmihii ugu fiicnaa waayihiisa ciyaareed iyo xitaa…
Read More » -
Afrika
”Koobka Adduunka waxaan taageeri doonaa MASAR” – Stephan El Shaarawy
(Roma) 02 Maarso 2018 – Garab-weerarka AS Roma ee Stephan El Shaarawy ayaa daboolka ka qaaday inuu Koobka Adduunka 2018…
Read More »