SAWIRRO: Man City oo soo gaartay London laakiin weli lama xaqiijin karo in kulanka la ciyaarayo

(London) 01 Maarso 2017. Xiddigaha Manchester City ayaa soo gaaray London ka hor kulankooda caawa ee Arsenal, balse weli lama xaqiijin karo in kulanka la ciyaari doono  maadaama uu weli baraf xoogan da’ayo.

Gunners ayaa afar maalmood uun kaddib la ciyaareysa City oo 3-0 uga soo adkaatay Finalka Carabao Cup.

Wiilasha Pep Guardiola ayaa saakay soo gaaray London kaddib labo saacadood ay ku soo safreen Tareen.

Balse, maadaa ay weli socdaan dabeelaha iyo barafka Arsenal ayaan awood u yeelan inay xaqiijiso in caawa la ciyaari doono kulanka:

SAWIRRO:

 City stars wrap up warm as the arrive for the trip to London

 Undersoil heating at the Emirates and the heating lights ensure that the pitch is playable

 Pep Guardiola leads his City squad arriving at Manchester Piccadilly station this morning

 The City squad have set off on their journey from Manchester to London

 

 Manchester City players trudge through the snow to board a train ahead of their clash with Arsenal

 Arsenal are working with the local authority to ensure the walkways and access areas around the ground are clear

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close