Day: March 1, 2018
-
England
Wax cusub oo CAAWA aad ku arki doonto Emirates Stadium inta ay socoto ciyaarta Arsenal iyo Man City
(London) 01 Maarso 2018 Qof walba oo doonaya caawa inuu daawado kulanka u dhexeeya Arsenal iyo Manchester City wuxuu garoonka ku…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Las Palmas vs Barcelona 1-1
Las Palmas: Chichizola; Aguirregaray, Ximo, Galvez, Dani Castellano; Etebo, Vicente; Halilovic, Tana, Jairo; Calleri Kaydka: Lizoain, David Garcia, Michel, Javi…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Arsenal vs Manchester City 0-3 (Arsenal oo soo jeed iyo sii jeedba seddex loo baray)
TOOS Emirates Stadium Arsenal: Cech, Bellerin, Mustafi, Koscielny, Kolasinac, Ramsey, Xhaka, Mkhitaryan, Ozil, Welbeck, Aubameyang. Kaydka: Ospina, Holding, Iwobi, Chambers, Maitland-Niles,…
Read More » -
Spain
Messi oo aad uga xumaaday laacib uu si xun ula dhaqmay tababare Ernesto Valverde
(Barcelona) 01 Maarso 2018 Lionel Messi ayaa aad uga xumaaday hab dhaqan tababare Ernesto Valverde uu ku sameeyay laacib ka tirsan Barcelona.…
Read More » -
Ameerika
Xulka Argentina ee wajahaya Talyaaniga & Spain oo lagu dhawaaqay! (Yaa ka maqan?)
(Buenos aires) 01 Maarso 2018 – Waxaa la magacaabay xulka Argentina iyadoo dib loogu yeerey qannaaska Gonzalo Higuain si uu…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Juventus & AC Milan oo hal arrin oo ay ka siman yihiin ka sameeyay Coppa Italia!
(Roma) 01 Maarso 2018 – Kooxaha Juventus vs AC Milan ayaa xalay usoo wada baxay final-ka Coppa Italia, ka gadaal…
Read More » -
England
Waa sidee xaalada garoonka Emirates saacado yar ka hor kulanka Arsenal vs Man City? (SAWIRRO)
(London) 01 Maarso 2018 Shaqaalaha Emirates Stadium ayaa aad ugu dadaalaya sidii garoonka looga saari lahaa barafka waqti yar kadiba soo buux…
Read More » -
Spain
Griezmann asxaabtiisa oo ku cadaadinaya inuu iska diido Barcelona oo uu u dhaqaaqo….
(Madrid) 01 Maarso 2018 Asxaabta Antoine Griezmann ayaa si wayn uga soo horjeeda in laacibku uu ku biiro Barcelona oo uu heshiis…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Kooxda AC Milan oo samaysay wax aan u suurtagelin muddo 9 sano ah! + sawirro
(Milano) 01 Maars 2018 – Kooxda AC Milan ayaa kacaa kuf iyo baaxaa deg ku bilaabatay horyaalka Talyaaniga jeer la…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Messi oo diiday in diyaaraduhu ay dul maraan gurigiisa iyo shirkadaha duulimaadka oo ka hor yimid amarkiisa
(Barcelona) 01 Maarso 2018 Lionel Messi iyo shirkadaha duulimaadka magaalada Barcelona ayaa qoorta isugu jira kadib markii laacibka reer Argentina uu…
Read More »