SS LAZIO VS AC MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Roma) 28 Feb 2018 – Waxaa caawa jirta ciyaar xiise badan oo ka tirsan lugta 2-aad ee nus-dhamaadka Coppa Italia oo dhexmaraysa labada kooxood ee SS Lazio vs AC Milan oo lugtii hore 0-0 isku mari waayay.

  • Dhanka Lazio: Inzaghi ayaa safka 1-aad shaki yar ka qaba: Caceres ayaa buuxinaya booska Bastos. garab weerarka midig waa Marusic – oo 2 kulan ka ganaaxan horyaalka – kaasoo ka cad cad Basta. Weerarka waxaa kusoo laabanaya Luis Alberto, alle spalle oo buuxinaya gabrabka Immobile.

 

  • Dhanka Milan: Gattuso ayaa lasoo shirtegi doona shaxda ugu wanaagsan. Shakiga kaliya ee jiraa waa kan dheelaya Kalinic iyo Cutrone iyadoo uu ninka hore cad cad yahay ama fooska xigo. Calabria ayaa difaacaya dadabka midig.
    Digiin qabayaal: Cutrone, Borini, Biglia, Locatelli.

KAYDKA

  • 23 GUERRIERI, 25 VARGIC, 15 BASTOS, 27 LUIZ FELIPE, 7 NANI, 13 WALLACE, 8 BASTA, 20 CAICEDO, 5 LUKAKU, 96 MURGIA, 4 PATRIC, 10 F. ANDERSON
  • 90 A. DONNARUMMA, 75 GUARNONE, 22 MUSACCHIO, 20 ABATE, 17 ZAPATA, 15 GOMEZ, 73 LOCATELLI, 18 MONTOLIVO, 4 JOSÉ MAURI, 63 CUTRONE, 11 BORINI, 9 ANDRÉ SILVA

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • Conti, Storari, Antonelli

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close