Kaddib soo jeedintii Lukaku ee kulan dhexmara waqooyiga iyo koonfurta England! Eeg sida ay shaxda labada dhinac noqon karto? (Ka dhiibo aragtidaada tee ku leh?)

(London) 28 Feb 2018. Dhawaan ayey ahayd markii uu Romelu Lukaku soo jeediyey in la qaban qaabiyo kulan dhexmara koonfurta iyo waqooyiga England! Yacni in laba koox inta laga sameeyo kulan la’isugu ballamiyo.

Waxa uu tusaale u soo qaatay NBA-da Mareykanka oo ay taasi ka dhacdo!

Hadaba, Marca oo fadhigeedu yahay ayaa coddeyn galisay, doorashada xiddigaha labada dhinac laga soo xuli lahaa. Waxaa coddeynta ka qeyb qaatay 100,000 (Boqol kun) muddo 24 saacadood oo loo muddeeyey!

Hoos hadaba ka eeg labada shax – yaa ku leh?

Ka dhiibo aragtidaada oo noogu reeb barteena Facebook qeybtiisa falcelinta.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close