Day: February 27, 2018
-
Bannaanka Garoonka
“Maalmo ka naso kubadda cagta” – Shakira oo talo muhiim ah siisay seygeeda Gerard Pique (Maxaa ku kalifay)
(Barcelona) 27 Feb 2018 Shakira oo ah xaaska uu qabo Gerard Pique ayaa u sheegtay inuu maalmo ka nasto kubadda cagta kadib…
Read More » -
Uncategorized
Guardiola oo xagaaga dalab ka gudbin doona Mahrez
(Manchester) 27 Feb 2018. Tababaraha Manchester City Pep Guardiola wali waxa uu rajeynayaa in uu Riyad Mahrez keeno kooxda xagaaga soo…
Read More » -
Spain
Barcelona oo hal shardi oo kaliya ku xirtay inay la wareegto Paul Pogba
(Barcelona) 27 Feb 2018 Barcelona ayaa diyaar u ah inay ka faa’idaysato qilaafka cusub ee soo kala dhex galay Mourinho iyo Paul…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Neymar walaashiis ayaa ka danbaysa dhaawicii soo gaaray (Sheeko YAAB leh oo la ogaaday)
(Paris) 27 Feb 2018 Rafaella Santos oo ah gabadha la dhalatay Neymar ayaa lagu soo eedeeyay inay ka danbayso dhaawaca walaalkeed.…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Ander Herrera oo ay soo wajahday fadeexo halis galin karta waayihiisa kubadda cagta
(Manchester) 27 Feb 2018 Laacibka Manchester United ee Ander Herrera ayaa loo haystaa fadeexad aan caadi ahayn oo halis galin karta waayihiisa…
Read More » -
Uncategorized
Firmino ma dheeli doonaa koobka aduunka – tababaraha Brazil ayaa ka jawaabaya
(Rio) 27 Feb 2018. Tababaraha Brazil, Tite waxa uu sheegay in Roberto Firmino qeyb ka ahaan doono safkiisa koobka aduunka. Xiddigga…
Read More » -
England
Premier League-ga oo ogolaaday fasax qaboobaha ah sida horyaallada kale
(London) 27 Feb 2018. Premier League-ga ayaa ogolaaday in labada toddobaad oo fasax ah laga bilaabo 2020-ka la siiyo kooxaha. Qeyb…
Read More » -
England
United oo isha ku haysa lvaro Odriozola
(Manchester) 27 Feb 2018. Manchester United waxa ay isha ku haysaa dadabka middig ee Real Sociedad Alvaro Odriozola kahor inta uu…
Read More » -
Uncategorized
Muxuu Lewandowski ka yiri mustaqbalkiisa xilli lala wada xiriirinayo Chelsea, United iyo Real?
(Munich) 27 Feb 2018. Robert Lewandowski waxa uu iska diiday in wax laga weydiiyo su’aalaha saran mustaqbalkiisa waxa uuna sheegay in…
Read More » -
France
Laacib ka ciyaari jiray Premier League oo doonayay inuu Dhaawoco Neymar ka hor inta aan Bareelaha lagu qaadin…(Silva oo sheekadan Daaha ka rogay)
(Paris) 27 Feb 2018. Neymar ayaa garoonka Bareelo looga saaray kulankii ay PSG ka adkaatay Marseille, balse dhaawiciisa ka hor…
Read More »