Wax ka baro SHANTA ciyaaryahan ee Afrika ugu taajirsan!

(Muqdisho) 26 Feb 2018. Kubadda Cagtu maalinba maalinta xigta waxa ay noqoneysaa mid dhaqaalaha lagu bixiyo, laga sameeyo iyo laga helo saameyn weyn dunida ku yeelanaya.

Hadaba aan eegno intii ay heerka ugu sarreeya joogeen, waxa ay shaqeysteen xiddigan qaaradda Afrika ka soo jeeda!

5. John Obi Mikel- Tianjin TEDA

Net Worth: $50 Million

4. Emmanuel Adebayor- İstanbul Başakşehir

Net Worth: $57 Million

3. Didier Drogba- Phoenix Rising

Net Worth: $155 Million

2. Yaya Toure- Manchester City

Net Worth: $170 Million

1.Samuel Etoo- Konyaspor.

Net Worth: $202 Million

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close