Milik oo u soo laabtay Napoli

(Rome) 26 Feb 2018. Arkadiusz Milik waxaa lagu wadaa in uu u soo laabto Napoli kulanka soo socda kaddib dhaawicii jilibka ee uu mudadda la maqnaa,

Polish-ka tan iyo kulankii Spal ee uu ku dhaawacmay bishii September ma dheelin.

Gazzetta dello Sport waxa ay xaqiijisay in Milik kulanka ku xiga Cagliari lagu soo dari doona kooxda Napoli.

Waa suurtagal in aan hore looga soo bilaabin balse soo laabashadiisa waxa ay culeyska goolasha ka dajin doontaa Dries Mertens.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close