Maxaa loo diiday goolkii uu Morata ku bar bareeyay Manchester United??

(England) 25 Feb 2018. Chelsea ayaa aad uga careysan goolkii laga diiday ciyaartii ay dhawaan guul darrada kala kulmeen Man United oo ku martay 2-1.

Ciyaarta oo ay ka harsan tahay 5-daqiiqo oo qura Fabregas ayaa kubbad u bootiyay Alvara Morata oo isna dhaliyay balse la diiday maadaama lagu sheegay Offside.

Blues ayaa bilwoday inay tamaniso VAR, waayo waxaa la xaqiijin lahaa inuusan Offiside goolka ahayn.

Calan wadaha ayaa calanka taagay mar ay sinnaayeen Morata iyo Victor Lindelof oo raacanayay, balse markiin lagu soo celiyay Muuqaalka ma jirin wax Offside ah.

Chelsea ayaa kulanka si fiican ku bilaabatay, balse dhaliyahoodii hore ee Lukaku ayaa goolka ka bar bareeyay isla markaana ku dhiibay goolka guusha.

Yeelkeede goolkii ay ciyaarta ku bar bareyn lahaayeena waxaa looga dhigay Offside.

 The Spanish striker beat the offside trap to fire past David De Gea with just five minutes remaining

 But the whistle had already gone, even though replays clearly showed he was onside

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close